Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxamed Xaashi Carabeey “Waxaan Bogaadinayaa Sida Shacabka Galmudug Ay Uga Dhiidhiyeen Dhagarta Ay Al-Shabaab Ku Hayaan Bulshada”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maxamed Xaashi Carabeey “Waxaan Bogaadinayaa Sida Shacabka Galmudug Ay Uga Dhiidhiyeen Dhagarta Ay Al-Shabaab Ku Hayaan Bulshada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa bogaadiyay kaalinta shacabka deegaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug ka geysteen inay iska caabiyaan oo ay ka dhiidhiyaan maleeshiyaad ka tirsn Al-Shabaab oo doonayay inay baad ka qaadaan dadka deegaanka, kuwaasi oo dadka deegaanka ay jab xoogan u geysteen

Agaasimaha oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shacabka degan deegaannada Galmudug ay yihiin kuwa ay ka go’antahay inay iska celiyaan dhagarqabayaasha Al-Shabaab, isagoo maamulka Galmudug ku booriyay in dadka deegaanka gacan lagu siiyo sidii guud ahaan Al-Shabaab looga cirib tiri lahaa guud ahaan dalka gaar ahaan deegaannada Galmudug.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Maxamed Xaashi Carabeey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mar uu ka hadlayay doorka dhallinyarada ee hogaaminta dalka waxa uu tilmaamay in dhallnyarada Soomaaliyeed ay xilligan heystaan fursad aad u wanaagsan oo ku muujin karaan kaalinta ay ku leeyihiin dib u dhiska dowladnmada.

“Waxaan u hambalyaynayaa dhallinyarada Soomaaliyeed, runtii dhallinyarada waa awoodda maanta dunida ay ku faanto, dalkeena xornimadiisa dhallinyaro ayaa gacan ka geystay, waxana dhallinta ku boorinayaa in quwaddooda ay uga faa’iideystaan dhanka wanaagsan oo ay ka shaqeeyaan horumarinta dalkooda” ayuu yiri Agaasime Maxamed Xaashi

Previous Post

Guddiga Amniga Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed+Sawirro

Next Post

Maamulka Gobolka Oo Ka Shiray Dar Dargelinta Iyo Kor U Qaadista Dakhliga Gobolka “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Oo Ka Shiray Dar Dargelinta Iyo Kor U Qaadista Dakhliga Gobolka “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Oo Ka Shiray Dar Dargelinta Iyo Kor U Qaadista Dakhliga Gobolka “SAWIRRO”

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In