Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Oo Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Software Casri Ah U Furtay Qaar Ka Mida Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Oo Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Software Casri Ah U Furtay Qaar Ka Mida Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mida Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha ayaa ka faa’iideysan doona tababrkan casriga ah ee ku saabsan  nidaamka beeraha ee ERP Software oo ah hanaan casri ah oo ay Wasaaraddu ku shaqeyn doonto, kaas oo sahli doona in qof walba uu kumbiyuutarka ama Telefonkiisa gacanta ah kala socdo xogta  iyo shaqada Wasaaradda oo dhan.

Tababarkan oo ay taabagelintiisu iska kaashanyaan Wasaaradda Beeraha iyo shirkadda Big Technology Service ayaa  waxaa daah furay siihayaha Wasiir ku-xigeenka beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Ffederaalka Soomaaliya mudane Xaamud Cali Xasan wuxuuna shaqaalaha ka qeyb galaya ku booriyay inay ka faa’iideystaan tababarkan.

Related posts

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026

Nidaamkan casriga ah ee dhaqan gelintiisa loo tababarayo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Beeraha ayaa la filayaa inuu wax badan ku soo kordhiyo habsami u socodka shaqada iyo la xisaabtanka shaqaalaha Wasaaradda oo qabta shaqooyin kala duwan.

Previous Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 27aad Ee Ciidanka Dhulka Ee Xoogga Dalka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Badda Iyo Madaxda Shirkadda Albayrak Oo Heshiis Horudhac Ah Ku kala Saxiixday Turkiga “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Badda Iyo Madaxda Shirkadda Albayrak Oo Heshiis Horudhac Ah Ku kala Saxiixday Turkiga “SAWIRRO”

Wasiirka Gaadiidka Badda Iyo Madaxda Shirkadda Albayrak Oo Heshiis Horudhac Ah Ku kala Saxiixday Turkiga “SAWIRRO”

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

August 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, isagoo carrabka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In