Thursday, April 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo qalab loogu talagalay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur gaarsiisay Dhuusamareeb.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo qalab loogu talagalay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur gaarsiisay Dhuusamareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo sii hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya xirsi Rooble ee uu ka mid ahaa maareeyaha Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa saakay ka degay Garoonka diyaaradaha ugaas nuur ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galmuud.

Wafdigaan oo ka socday dowladda Soomaaliya ayaa gaarsiisayay qalab loogu talagalay hormarinta Garoonka diyaaradah ugaas Nuur ee  magaalada Dhuusamareeb si kor loogu qaado adeegyada Garoomada dalka.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Sidoo kale waxaa qeyb-ka aha shaqaalle loo tababaray howl-maalmeed garoonka kuwaasi oo koru qaadi doono adeegyada looga baahanyahay waxaana masuuliyiin ay sheegay in guud ahaan la xoojinayo adeegyada garoomaha dalka.

Wafigaan ayaa sidaan oo kale shalay dhagax dhigay qeybta baaritaannada Garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne kaddib markii sidaan oo kale ay safar shaqo ku tageen magaaladaasi.

Sidoo kale waxaa la filayaa in maalmaha soo socdo ay tagaan garoomo kale oo ku yaala gobolka dalka kuwaasi oo lagu xoojinayo tayadooda iyo in kor loo qaado adeegyada loogu qabto bulshada Soomaaliyeed.

Tags: Dowladda Soomaaliya oo qalab loogu talagalay Garoonka Diyaaradaha ugaas nuur gaarsiisay Dhuusamareeb.
Previous Post

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Muqdisho Kula  Kulmay Safiirka Uk+Sawirro

Next Post

Ilhaan Cumar iyo Xildhibaanno kale oo dacwad ka gudbiyay askar fal xun kula kacay Dad Muslimiin ah

Next Post
Ilhaan Cumar iyo Xildhibaanno kale oo dacwad ka gudbiyay askar fal xun kula kacay Dad Muslimiin ah

Ilhaan Cumar iyo Xildhibaanno kale oo dacwad ka gudbiyay askar fal xun kula kacay Dad Muslimiin ah

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In