Thursday, April 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo Mudisho  lagu soo dhaweeyay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo Mudisho  lagu soo dhaweeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimada ,Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish wasiiro iyo xilidhibaanno ka tursan dowladda Soomaaliya ayaa garoonka Aadan Cade ee magaalada muqdisho kusoo dhaweey madaxweynaha dowlad goboleedka Punland Saciid Cabdullaahi Deni oo daqiiqado ka hor soo gaaray .

Sidoo kale waxaa ka horeeyay madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe oo si la mid ah soo gaaray magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Labada madaxweyne ayaa la kulmi doono madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si loo dhameystiro waxyaabihii kasoo baxay shirkii dhuusamareeb 3 oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka 2020/2021 oo ay hore ugu hishiiyeen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug,Hirshabeelle,Koofur Galbeed iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir .

Tags: Madaxweynayaasha Punland iyo Jubaland oo Mudisho  lagu soo dhaweeyay+Sawirro
Previous Post

Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadda Carabta.

Next Post

Muqdisho oo lagu soo gabo-gabeeyay Koob kubadda Cagta ah oo ay cayaareen dhammaan hey’adaha Dowladda”Sawirro”

Next Post
Muqdisho oo lagu soo gabo-gabeeyay Koob kubadda Cagta ah oo ay cayaareen dhammaan hey’adaha Dowladda”Sawirro”

Muqdisho oo lagu soo gabo-gabeeyay Koob kubadda Cagta ah oo ay cayaareen dhammaan hey’adaha Dowladda”Sawirro”

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In