Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda shaqada XFS oo xubno ka socda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada u furtay tababbar+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda shaqada XFS oo xubno ka socda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada u furtay tababbar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii haayaha wasiirka wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada xukumadda fedaralka Soomaaliya mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa manta Muqdisho ka furay tababbar la xariira fulinta siyaasadda iyo ilaalinta bulshada.

Wasiir Warfaa ayaa sheegay in tababbarkaan uu fursad fiican u siinayo qaabka ugu wanaagsan ee loo fulin lahaa siyaasadda iyo ilaalinta bulshada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

“Tababarkan wuxuu inoo siinayaa fursad fiican si aan u dhuuxno siyaasadaan sidoo kale aan ka fikirno sida ugu habboon ee aan u fulin karno ayna u gaari karto dhammaan Bulshadeenna”ayuu yiri Warfaa.

Sii haayaha wasiirka shaqada ayaa tilmaamay sida ay uga go,antahay hirgelinta siyaasadda arrimaha bulshada.

“Haddii aan nahay siyaasad fuliyaal iyo madax Dowladeed ee mas’uulka ka ah hirgalinta siyaasadda Arrimaha Bulshada , uma bahnin kaliya inan heysano turjumida saxda ah ee siyaasaddan, laakin waa inan hoosta ka xariiqno ka go’ naashiyaheenna iyo u xusul duubideenna ay nooga baahantahay si aan uga miro-dhalino”.

Tababbarkaan oo loo qabanayo xubno ka socda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa socon doono muddo labo cisho ah.

Previous Post

Boqor Salmaan “Waxaan doonaynaa xal caddaalad ah oo loo helo Qadiyadda Falastiin”

Next Post

Sii haayaha wasiirka warfaafinta XFS oo daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta dalxiiska Dalka+Sawirro

Next Post
Sii haayaha wasiirka warfaafinta XFS oo daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta dalxiiska Dalka+Sawirro

Sii haayaha wasiirka warfaafinta XFS oo daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta dalxiiska Dalka+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In