Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland+SAWIRRO

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay aaska Allaha u naxariistee, guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo maanta lagu aasay magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa qoyskii,shacabka Jubbaland,iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida marxuumka wuxuuna Alle uga baryay inuu naxariistii Janno ka waraabiyo.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Madaxweynaha oo Warbaahinta  kula hadlay goobta Aaska ayaa sheegay in dhagarta Argagixisada ay tahay mid mudan in laga wada qayb qaato sidii looga hortegi lahaa, isagoo sheegay in qof masaajid illahay kasoo baxay in la dilo ay tahay mid uu  Ciqaabtiisa dhadhamin doono qofkii falkaas gaystey.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa intaas ku daray in Shacabka iyo masuuliyiinta ay u Siman yihiin maleeshiyada Al-Shabaab isagoo tusaale usoo qaatay goob ay dadweyne ku shaahayeen magaalada Muqdisho oo maalmo kahor uu isku qarxiyay naftii halige ka tirsan argagaxisada.

Madaxweynaha ayaa Shacabka reer Jubbaland iyo guud ahaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo dagaalka Argagixisada si loo xaqiiiyo himilada Shacabka Soomaaliyeed ee ah inay Nabad iyo xasilooni ku noolaadan.

Aaska ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku xigeennada Jubbaland,Guddoonka golaha Wakiillada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah-furay hirgelinta mashruuca Soolar-ka+SAWIRRO

Next Post

Dab xooggan oo ka kacay xaafadda Hilaac ee magaalada Boosaaso

Next Post
Dab xooggan oo ka kacay xaafadda Hilaac ee magaalada Boosaaso

Dab xooggan oo ka kacay xaafadda Hilaac ee magaalada Boosaaso

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In