Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Gobolka Banaadir oo kulan loogu duceynayay Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ku qabtay Muqdisho+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Haweenka Gobolka Banaadir oo kulan loogu duceynayay Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ku qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan baroor diiq ah oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee marxuumad, Xamdi Maxamed Faarax oo dhawaan kufsi iyo dil ay u geysteen kooxo arxan laawayaal ah ayna soo qaban qaabiyeen ururka haweenka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Haweenka kasoo qeyb galay kulanka oo ay kamid ahaayeen,xildhibaanno,guddoomiyaha degmada Warta nabadda, aqoonyahano qeybaha kale ee bulshada ayaa watay halku dhigyo ka turjumayo qaabka ay uga xunyihiin kufsiga soo laalaabtay.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026

Guddoomiyaha ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) oo ka hadashay madasha ayaa ka codsatay madaxda dalka in la horkeeno caddaaladda dadkii ka dambeeyay falka wuxuushnimada lahaa ee lagula kacay Marxuumad, Xamdi Maxamed Faarax oo ahayd gabar da’yar oo sannadkaan dhameysay dugsiga sare.

Boliiska Soomaaliya ayaa shalay sheegay in 11 eedeysane loo hayo kiiska Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax, iyagoo tilmaamay in baaritaanku uu meel wanaagsan marayo ciddii ka dambeysay falkaasna caddaaladda la marsiin doono.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koofur galbeed+Sawirro

Next Post

Taliska Boliiska oo gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhmayo ku lug la haashaha kiiskii Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax

Next Post
Taliska Boliiska oo gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhmayo ku lug la haashaha kiiskii Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax

Taliska Boliiska oo gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhmayo ku lug la haashaha kiiskii Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In