Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Dugsi Sare Oo Laga Hirgeliyay Dhabad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Dugsi Sare Oo Laga Hirgeliyay Dhabad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta howlo shaqo u tegay deegaanka Dhabad ee Degmada Caabudwaaq, halkaasi oo ay ka hirgeliyeen mashaariic horumarineed oo wax loogu qabanayo bulshada deegaanka.

Wasiirka Waxbarashada Galmudug mudane Maxamed Xaashi Dhowre ayaa sheegay in socdaalka ay ku tegeen Dhabad ay ku wehlinayeen Wasiirro dhawr ah oo ay ka midyihiin Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdiwelli Jaamac, Wasiirka Ganacsiga Cabdiladif, Wasiirka Amniga Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Waayeel iyo Masuuliyiin kale oo farabadan oo ay Xildhibaanno ku jiraan.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Mudane Maxamed Xaashi Dhowre oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in uu xariga ka jaray dugsiga sare ee Dhabad, kaasi oo wax badan ka tari doono baahiyaha waxbarasho ee deegaanka ka jirta, maadaama ardayda dugsiyada sare ay kolkii hore aadi jireen Degmada Caabudwaaq, balse haatan ay arrintaas ka maarmi doonaan.

“Waxaan xariga ka jaray dugsiga Sare ee Dhabad, sidoo kalena waxaan sheedda sare ka soo eegay iskuulka Hoose Dhexe ee Alla Aamin oo goorta aan tegayay aan la joogin, balse ay arday dhigtaan”. Ayuu yiri Wasiir Maxamed Xaashi.

Wasiirka Waxbarashada Galmudug ayaa xusay in Wasaaraddu ay ka shaqeyneyso sare u qaadidda tayada waxbarasho ee deegaannada Galmudug, isagoo amaan u jeediyay ardayda wax ka barata xarumaha Waxbarashada Galmudug.

Previous Post

WAR-MURTIYEED: Shirka Wadatashiga Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Soo Xiray Shirka Doorashooyinka Iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Soo Xiray Shirka Doorashooyinka Iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Soo Xiray Shirka Doorashooyinka Iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In