Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Qaatay Ololaha Isxilqaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Qaatay Ololaha Isxilqaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Halwadeenada kala duwan ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa maanta ka qayb qaatay wajiga 2-aad iyo wareega 15-aad ee Ololaha Isxilqaan dalkaaga ku dhiso, iyagoo shaqo ballaaran ka fuliyey dhismaha xarunta maktabadda Qaranka ee Muqdisho.

Agaasimaha Maamulka ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha mudane Cabdi-shakuur Cali Cilmi ayaa intii ay shaqadu socotay la hadlay Warbaahinta Qaranka, wuxuuna tilmaamay inay wali u diyarsanyihiin ka qayb galka Ololaha Isxilqaan.

Related posts

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026

Shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhamaan wareegyadii lasoo maray ee ololaha isxilqaan si mug weyn ayay uga qayb qaateen, welina waxay u heellanyihiin inay dalkooda dhistaan.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Xildhibaannada Laga Soo Doorto Galmudug

Next Post

Xuska Maalinta Nabadda Adduunka Oo Lagu Qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Xuska Maalinta Nabadda Adduunka Oo Lagu Qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Xuska Maalinta Nabadda Adduunka Oo Lagu Qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026

September 7, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In