Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dab khasaare geystay oo ka kacay Dhuusamareeb oo lagu guuleystay in la damiyo

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Dab khasaare geystay oo ka kacay Dhuusamareeb oo lagu guuleystay in la damiyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dabkaan oo geystay Khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, waxaana lagu guuleystay in la damiyo balse waxaa dhammaanba ku bas beelay hantidii goobta taalay.

Dabka oo ku fiday goobo kale oo ganacsi ayaa dadka shacabka oo gurmad sameeyay waxey ku guuleysteen in ay demiyaan maadaama aysan magaaladu laheyn gaadiidka dab demiska.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

August 15, 2026

Waa markii Saddexaad oo Kaalimo Shidaal oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb uu dab ka kaco, waxaana dhowr mar ka wada-hadlay ganacsatada iyo maamulka sidii loo heli lahaa dab damis inkastoo aysan weli suura gelin.

Previous Post

Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo socdaal ku marayo waddamada Aljeeriya, Tunis iyo Marooko

Next Post

Dadka ku barakacay duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeeg biyo dhaamin ah

Next Post
Dadka ku barakacay duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeeg biyo dhaamin ah

Dadka ku barakacay duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeeg biyo dhaamin ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

August 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo...

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo maanta hortagay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In