Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Switzerland Oo Ogalaaneysa Kulamada Dadka Badan, Xilli Uu Weli Jiro Cudurka COVID-19

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Switzerland Oo Ogalaaneysa Kulamada Dadka Badan, Xilli Uu Weli Jiro Cudurka COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isu imaatinka dad ka badan 1,000 qof ayaa la ogolaan doona dalka Switzerland, laga bilaabo maanta taas oo qayb ka ah qorshaha dowladda ee lagu qafiifinayo xayiraadaha saaran dalka ee lagu soo rogay si loo yareeyo fiditaanka cudura COVID-19.

In kasta oo dadka laga helayo fayraskan ay sii kordhayso caalamka, haddana dowladda Switzerland ayaa sheegtay in loo baahan yahay in dhacdooyinka dhaqanka iyo ciyaaraha la ogolaan doono inay sii socdaan, iyaddo laga taxadarayo nadaafadda guud iyo xeerka kala fogaansha dadka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Tan iyo bishii luulyo ee sanadkan waxaa kordhaayey kiisaska cudurka COVID-19 ee laga diwaan galinayey gudaha Switzerland, taas oo aan lamid ahayn sida dalalka France iyo Spain, qaar kamid ah goboladda dalka Swiss ayaa si weyn uga soo kabtay xanuunkan, iyadoo ay barbar socdeen in la furo dukaanada lagu iibiyo Af-xirka iyo in dib loogu laabto xarumaha kale ee ganacsiga.

Dowladdu waxay ku adkeysanaysaa tallooyinka in isu imaatinada ballaaran ee munaasabadaha inay sii socon karaan sida ciyaaraha kubadda cagta, ciyaaraha xeegada barafka, Riwaayadaha iyo bandhigyada kala duwan, garoomadda saddex meelood labo meel ayaa loo ogolaanayaa taageerayaasha iyagoo xiran maaskaro ama waji xir.

Maamullada caafimaadka ee maxalliga ah ayaa mamnuici kara dhacdooyinka iyo munaasabadaha kala duwan haddi ay maleeyaan in halis weyn ay jirto, dowladda ayaa ku doodaysa kadib bilo xayiraado ah in dadka iyo dhaqaaluhuba u baahan yihiin inay kulamada caynkan ah.

Previous Post

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah

Next Post

Isbitaalka Gaalkacyo Oo Dib U Dhis Lagu Sameynayo Si Loo Balaariyo “SAWIRRO”

Next Post
Isbitaalka Gaalkacyo Oo Dib U Dhis Lagu Sameynayo Si Loo Balaariyo “SAWIRRO”

Isbitaalka Gaalkacyo Oo Dib U Dhis Lagu Sameynayo Si Loo Balaariyo “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In