Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbitaalka Gaalkacyo Oo Dib U Dhis Lagu Sameynayo Si Loo Balaariyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Isbitaalka Gaalkacyo Oo Dib U Dhis Lagu Sameynayo Si Loo Balaariyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, Maamulka Gobalka Mudug iyo kan Dagmada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay qeybo cusub oo isugu jiray dib u hagaajin iyo balaarin lagu sameeynayo isbitaalka weyn ee koofurta magaalada, waxaana mashruuca hirgalintiisa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo hay’adda samafalka ee NRC, iyadoo ay maal galineyso dowladda Jarmalka

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka weyn Gaalkacyo ee Galmudug Maxamred Cabdi Axmed ayaa ugu horeyn ka mahadceliyay balaatrinta iyo dib u dayactirka lagu smaeynayo isbitaalka,  isagoo xusay in arrintani baahi weyn loo qabo.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Sayid Cali Cabdi Siyaad oo ka mid ah saraakiishii ka socatay hay’adda NRC oo ka warbixinayay mashruucaan ayaa sheegay in ujeedka dhismaha ay tahay in qeybo horleh lagu soo kordhiyo isbitaalka

Munaasabada dhagax dhiga qeybahaan cusub oo ay ka hadleen Xildhibaanno iyo Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa waxaa gunaanadkii ka hadlay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mahad Caabi Ciise oo shegay in ka Wasaarad ahaan ay gacan ka geysan doonaan daboolidda baahiyaha caafimaad ee ka jira guud ahaan Galmudug.

Previous Post

Switzerland Oo Ogalaaneysa Kulamada Dadka Badan, Xilli Uu Weli Jiro Cudurka COVID-19

Next Post

Wasaaradda Beeraha Oo Soo Bandhigtay Buugaag Ka Hadlaya Maalgashiga Beeraha Iyo Hagaha Tacabka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Beeraha Oo Soo Bandhigtay Buugaag Ka Hadlaya Maalgashiga Beeraha Iyo Hagaha Tacabka “SAWIRRO”

Wasaaradda Beeraha Oo Soo Bandhigtay Buugaag Ka Hadlaya Maalgashiga Beeraha Iyo Hagaha Tacabka “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In