Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Goob la doonayo in laga dhiso bangi dhiigga lagu keydo oo laga soo saaray waxyaaba qarxa”SAWIRRO”

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Goob la doonayo in laga dhiso bangi dhiigga lagu keydo oo laga soo saaray waxyaaba qarxa”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Miinooyinka u qaabilsan Qaramada Midoobe ee UNMAS ayaa sheegtay in isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir uu yahay kan ugu badan ee la geeyo dadka dhaawacyadu ka soo gaaraan miinooyinka.

Hey’adu waxay sheegtay in dhul isbitaalka ka mid ah oo la doonayo in laga dhiso bangi dhiigga lagu keydiyo ay baareen ka hor inta aan dhismaha la billaabin.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Waxay sheegeen in ay ka heleen 3 banbaano oo kuwa gacanta ah iyo 7 xabo oo ah gumac aan qarxin.

Hubkaan ayaa ku jira ciida hoosteeda waxaana lagu ogaaday qalabka miino barista.

Dagaaladii iyo colaadihii Muqdisho ka jiray muddada badan ayaa sababay in waxyaabaha qarxa iyo haraaga rasaasta uu meel kasto firirsan yahay.

Tarjume: agaasime, Maxamed Maxamuud Dhoore

Previous Post

Wacyigelin ku aaddan qatarta waxyaabaha qarxa oo loo sameeyay dad barakacayaal ah”SAWIRRO”

Next Post

Sii-hayaha wasiirka ganacsiga XFS oo ka qeyb galayaasha shirka wadatashiga dhaqan gelinta xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha ugu baaqay in sida ugu habboon ay uga talo bixiyaan xeerkaas”SAWIRRO”

Sii-hayaha wasiirka ganacsiga XFS oo ka qeyb galayaasha shirka wadatashiga dhaqan gelinta xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha ugu baaqay in sida ugu habboon ay uga talo bixiyaan xeerkaas"SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In