Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hindiya: Diblomaasiyiinta Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Hindiya: Diblomaasiyiinta Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha  Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya ahna ku-xigeenka safiirka  Mudane Saalim Cabdullahi  Qalinle ayaa  maanta xarunta Safaarada ku soo dhaweeyey Safiir ku xigeenka Safaarada Masar ee Dalka Hindiya u jooga Mr. Sherif  Elgammal. Labada mas’uul ayaa is xog waraysi kaddib waxa ay ka wada hadleen arrimaha labada dal.

Ugu horeyn mudane Saalim Cabdullahi Qalinle Siihaya Safaarada ayaa ka warbixiyey xaaladda Guud ee dalka Soomaaliya, waxaana arrimaha ay isla soo hadal qadeen ka mid ah arrimaha doorashooyinka uu dalkeenu galayo xaladaha xanuunka COVID-19 dunid oo dhan hadda wada saameeyay ,arrimaha waxbarashada, dhaqanka iyo kobaca dhaaqaalaha Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Dhanka kale Mudane Sherif Elgammal ayaa dhankiisa ka waramay xaaladaha dalka Masar sida arrimaha doorashooyinka Barlamaamnka dalka Masar oo dhawaan dhici doona,  xaaladda siyaadda dalka iyo arrinta COVID-19.

Labada mas’uul ayaa si aad ah u falanqeeyay xiriirka labada dal ka dhaxeeya oo ah mid taariikh dheer ku sun-tan.

Safaaradaha Soomaliya iyo Masar ayaa ku midaysan ururo dhowr ah sida (African Union (AU) iyo Jaamacadda Carabta (Arab League).

Previous Post

Olole Nadaafadeed Oo Caawa Laga Sameeyay Waddada 21-ka October Ee Degmada Waabari “SAWIRRO”

Next Post

FAO oo Ka Digtay Ayax Mar Kale Ku Soo Fool Leh Soomaaliya

Next Post
FAO oo Ka Digtay Ayax Mar Kale Ku Soo Fool Leh Soomaaliya

FAO oo Ka Digtay Ayax Mar Kale Ku Soo Fool Leh Soomaaliya

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In