Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo ay soo agaasintay hay’adda dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Afrika ee Eisa ayaa maanta jimco waxa ay tababar ku saabsan qaabka doorashada usoo xirta xubnaha cusub ee golaha deegaanka dagmada galkacyo kuwaasi lagu barayay qaabka ay wax u dooranayaan.

Tababarkaan ayaa inta uu socday qaab tijaaba ah loo sameynay qaabka wax loo doorato si kor loogu qaado nidaamka doorashada iyo sharuudaha looga baahanayahay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Xubahahaan ayaa markii ay soo gabagabowday ay la hadleen warbaahinta waxaana ay sheegeen inay waxbadan ka faa’ideen kana heleen qibrad ay wax ku dooran karaa.

Xubnahaan oo ka koobnaa 27 ayaa shalay lagu dhaariyaya magaalada galkacyo kuwaasi oo ka kooban rag iyo haweenka waxaana wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug ay xoogga saareysaa si nidaam hufan oo cadaalad ah looga dhisi laha golaha deegaanka Galkacyo.

Tags: Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro
Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo ka qeyb gashay bandhigga buugga Mug iyo Maan “SAWIRRO”

Next Post

Roob Sababay dhimasho Iyo dhaawac oo Ka da’ay Gobolka Galgaduud+Sawirro

Next Post
Roob Sababay dhimasho Iyo dhaawac oo Ka da’ay Gobolka Galgaduud+Sawirro

Roob Sababay dhimasho Iyo dhaawac oo Ka da’ay Gobolka Galgaduud+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In