Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo dawo gaarsiiyey Isbitaalka guud ee Degmada Xudur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo dawo gaarsiiyey Isbitaalka guud ee Degmada Xudur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Siciid Fiqi oo maalintii labaad howlo shaqo u jooga magaalada Xudur oo maanta booqday isbitaalka guud ee Degmada ayaa gaarsiiyey deeq dawo ah oo tayadeedu  aad u sareyso baahi weyna loo qabay, taasoo loogu talagalay in ay ka faa’ideystaan bukaanada isbitaalka lagu daweeyo.

Agaasimaha isbitaalka Degmada Xudur Dr Isaak Maxamed Nuur Boorow iyo Wasiirka Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Cismaan Haaji Cabdi  ayaa guddoomiyaha uga mahadceliyey booqashada iyo deeqda isbitaalka uu soo gaarsiiyey, iyagoo si wada jir ah u shaaciyay in dawada ay ku soo beegantahay xilli baahi weyn loo qabay.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr. Cali Siciid Fiqi ayaa dhakhaatiirta isbitaalka kula dar daarmay in ay xafidaan hantida ummadda, ayna bulshada ugu adeegaan daacadnimo.

Guddoomiyaha iyo wafdigii la socday ayaa booqday bukaanada isbitaalka ku jirey oo ay mid mid u wareysanayeen xaaladahooda caafimaad iyo adeegyada loo qabto.

W/D: Maxamed Xasan Cabdiraxmaan (Xudur)

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan lagu soo bandhigayay miisaaniyadda dowladda ee 2020/21 “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta Galmudug “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In