Sunday, September 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beeraleyda gobolka Shabeellaha dhexe oo codsaday in wax laga qabto Ayax xaalufin ku haya dalagyada beerahooda

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Beeraleyda gobolka Shabeellaha dhexe oo codsaday in wax laga qabto Ayax xaalufin ku haya dalagyada beerahooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka aan ka heleyno deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ayax fara badan oo kasoo gudbay dhanka gobolka Hiiraan uu kusii fidayo deegaanno horleh oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe.

Ayaxaan oo saddexdi maalmood ee lasoo dhaafay soo gaaray deegaanno hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa kusii fiday gobolka, wuxuuna soo gaaray illaa beeraha magaalada Jowhar.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026

Sida beeraleyda gobolka ay noo xaqiijiyeen Ayaxa ayaa xaalufiyay dalagyada beeraha Xayooley,Mugdow,Kiliga Shiinaha,Maguurto iyo kuwa kale oo dhammaantood hoostaga degmada Mahadaay.

Sidoo kale Ayaxa ayaa soo gaaray beeraha magaalada Jowhar sida Xaanshooley iyo kuwa kale oo lagu beero qeybaha kala duwan ee qudaarta iyo dalagyada.

Beeraleyda ayaa dowladda Soomaaliya iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha FAO ugu baaqay in laga soo gaaro inta wax laga qaba karo Ayaxa oo xaalufin ku haya dalagyada iyo daaqsinka.

Previous Post

Xildhibaannada cusub ee Hirshabeelle oo la dhaarinayo

Next Post

Ciidanka xoogga oo Howgallo ka sameeyay gobolka Hiiraan

Next Post
Ciidanka xoogga oo Howgallo ka sameeyay gobolka Hiiraan

Ciidanka xoogga oo Howgallo ka sameeyay gobolka Hiiraan

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In