Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Jamaal: oo la kulmay Guddiga Maaliyadda iyo Qorsheynta Golaha Shacabka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Jamaal: oo la kulmay Guddiga Maaliyadda iyo Qorsheynta Golaha Shacabka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo  lagu turxaan bixinayay sharciga hay’addaha aan dowliga ahayn, ayaa Wasiirka Qorshynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqalaha iyo howl-wadeenada wasaaradda la qaatay Gddiga Maaliyadda , Qosheynta iyo la xisaabtanka hay’addaha dowliga ah ee horyaalo golaha shacabka.

Guddiga iyo wasaaradda ayaa si qoto dheer u eegay turxaan-bixinta sharciga hay’adaha aan dowliga ahayn oo muhiimad weyn leh wadankeena.

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

Agaasimaha xalka –waara ee wasaaradda Qorsheynta Marwo Sahra Cabdi Maxamed ayaa guddiga u sharaxday qeybaha sharciga uu ka kooban yahay iyo muhiimada ku dul xusan ee faa’iidada u leh dalkeena.

Guddoomiyaha guddiga Maaliyadda, Qorsheynta iyo la Isxaabtanka hay’yaddaha dowliga ah, Marwo Aaamino Shiekh Cusmaan  ayaa boggaadisay wasaaradda hanaanka ay u diyaarisay sharcigan, ayna diyaar u yahiin waajibaadkooda  dastuuriga  ay ka gutaan sharciga isla amarkaana golaha shacabka u ansixiyaan hindise sharciyeed oo mudnaan weyn ugu fadhiyo wadankeena.

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha  Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka jawaabay su’aalo ay soo jeediyeen xildhibaanada oo ku aadanaa sharcigan, Wasiirka ayaa sharaxad dheeri ah la wadaagay sharciga isla amrkaana qiray in dowladda iyo umadda Soomaaliyeed ahmiyadd weyn ugu fadhiyo Sharcigan Marka Golaha meel-mariyo.

“‘hadda waxaa gacanteena ku jiro mustaqalka umadda iyo wadanka tasoo ah in manata gacanta ku hayno sharcigii horumar gaarsiin lahaa, dakhliga dowladana kobcinayo, fursado shaqano u abuurayo dadkeena oo shaqa la,aan ahayso, sidoo kale waxa uu sharcigan si cad u qeexayaa in la ogaado hay’add walbo waxa ay qabanayso iyo meelaha ay ka shaqeyso waqti walbo ayuu horseedayaa sharcigan”

Tags: Wasiir Jamaal: oo la kulmay Guddiga Maaliyadda iyo Qorsheynta Golaha Shacabka+Sawirro
Previous Post

Taliska Howl-gal Amison ee Soomaaliya oo kulan ka yeeshay Amaanka doorashooyinka Dalka+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray goobaha ay ka socday howlaha lagu nadiifinayo miyo mareenada+Sawirro

Next Post
Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray goobaha ay ka socday howlaha lagu nadiifinayo miyo mareenada+Sawirro

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray goobaha ay ka socday howlaha lagu nadiifinayo miyo mareenada+Sawirro

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In