Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha itoobiya oo Umagacaabay Madaxa ismaamulka tigreega Mulu Nega. 

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha itoobiya oo Umagacaabay Madaxa ismaamulka tigreega Mulu Nega. 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoraal ka soo baxay xafiiska Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Mulu Nega  loo magacaabay hogaanka gobalka tigreega ee colaadu ka socoto isla markaana looga fadhiyo in uu soo xusho xubnaha maamulka ee la shaqeynaya

Go,aanka ayaa waxaa lagu gaaray kulan ay yeesheen golaha wasiirada sida qoraalka lagu sheegay.

Related posts

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

July 22, 2026
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

July 22, 2026

Aqalka sare baarlamaanka itoobiya ee loo yaqaan house of federation ayaa horay u go,aamiyay in maamul ku meel gaar ah loo dhiso gobalka tigreega kadib markii dowladdu ku soo rogtay xaalad deg deg ah.

Sidoo kale waxa ay arrintan imaaneysaa maalin kadib markii baarlamaanka itoobiya uu xasaanadii ka qaaday 39 xubnood oo maamulka tigreega ah kuwaas ee uu ku jiro madaxweyna hada ee ismaamulka tigreega

Tags: Ra’iisul wasaaraha itoobiya oo Umagacaabay Madaxa ismaamulka tigreega Mulu Nega.
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan dalka u jihaynay Doorasho”

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socdo Gobolada Dhexe.

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyada  ka socdo Gobolada Dhexe.

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socdo Gobolada Dhexe.

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

July 22, 2026
0

Waxaa Degmada Caabudwaq ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

July 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

July 22, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr Cabdullaahi Maxamed Odowaa, sidoo kalena ah Safiirka aan daganeyn ee Dalalka Sri...

Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay

Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay

July 22, 2026
0

Ururada 161-aad, 164-aad iyo 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS ayaa hawlgal burburin ah ka fuliyay deegaannada Buur Aylo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In