Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Marxuum Cumar Carte Qaalib Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...












