Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga isutagga shirkadaha diyaaradaha oo war kasoo saaray canshuurta Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga isutagga shirkadaha diyaaradaha oo war kasoo saaray canshuurta Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

WAR SAXAFADEED

Haddaba Isutagga  Shirkadaha Diyaaradaha Somaliyeed  ,oo ah  mid ay hoos  yimadaan kuna midobeen  tiro kor u dhaafeysa 70% dayuuradaha rakaabka  iyo  kuwa xamuulka ee ka  hawl-gala garoonka Aadan  Cadde ayaa  war-saxafdeedkan ku  waxa ay ku caddeynayaan.

In aysan la wadagin mas’uliyiinta guddiga kor ku xusan arragtida iyo eedeymaha  loo soo jeediyay Wasaaradda Maaliyadda   iyo Shirkadda  Favori  ee  qodobada kor  ku vxusan.

Related posts

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

February 3, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

February 3, 2026

Isutaggu wuxuu halkan ku caddeynayaa in uruurinta  lacagaha adeegyada  iyo          cashuuraha  ay qabato shirkadda   Favori  yihiin  kuwo  waafaqsan   sharciga kana  mid ah  qodobada heshiiska  Favori  iyo Xukuumadda  Somaliyeed ayna xaqiiqada  ka fog tahay in kuwaasi yihiin  ku  takrifal sida hadalka  mas’uliyiinta guddigu u ekeysiyeen.     .

Isutaggu wuxuu qirayaa in muddadii ka dambeysay hirgelinta heshiiska          xukuumadda  Somaliyeed  iyo Shirkadda Favori  hirgalay,la dareemay    kor-u-kac muuqda oo ku yimid  lacagaha ka soo xerooda garoonka   Aadan.

Isutaggu wuxuu qirayaa in yadoo ay jiraan xaalado adag oo uu  keenay    cudurka  COVID19 haddana   ay muuqdaan  hawlo baaxad weyn leh sida buuxinta qeybta badda, ballarinta  garoonka.

Ugu dambeyn, Isutaggu wuxuu qirayaa in ay jiri karaan   dhaliilo iyo   hawlo  sixitaan u baahan, taasna loo baahan yahay in goobaha munaasabka   ah  looga wada

Gudddomiyaha  Isutagga Shirkadaha Diyuuradaha Somaliyeed Maxamed Diini.

Tags: Guddiga isutagga shirkadaha diyaaradaha oo war kasoo saaray canshuurta Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho
Previous Post

Mareykanka:Musharixiinta Soomaalida ee u taagan golayaasha deegaanka oo kordhaya

Next Post

Xildhibaan Ubax Tahliil oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaan Ubax Tahliil oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Xildhibaan Ubax Tahliil oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

February 3, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

February 3, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen guddi heer qaran ah...

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In