Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hantidhawraha Guud ee JFS, M/ne. Maxamed Maxamuud Cali oo furay “Shir sannadeedka Xafiiska Hantidhawrka Guud JFS iyo Xafiisyada Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada 2020”.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Hantidhawraha Guud ee JFS, M/ne. Maxamed Maxamuud Cali oo furay “Shir sannadeedka Xafiiska Hantidhawrka Guud JFS iyo Xafiisyada Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada 2020”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka oo ay Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada uga qaybqaateen qaabka muuqaal-aragga ah, ayaa waxaa la isku waydaarsaday khibrado iyo casharro la xiriiray nuucyada kala duwan ee baarista ee lagu sameeyo hay’daha kala duwan ee heer Federaal iyo Dowlad Goboleed.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Hantidhawraha Guud ayaa dhiniciisa jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay isagoo uga mahadceliyay Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada wada-shaqayntooda dhaw ee ay la leeyihiin XHG isla markaasna ballanqaaday in “Qorshaha Istiraatiijiyadda XHG ee 2020-2022 lagu dari doono qodobbo gaar ah oo ka jawaabaya baahiyaha xafiisyadaas isla markaana xoojinaya iskaashigii horay u jiray”.

Sidoo kale, Xafiisyada Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubaland ayaa soo bandhigay soojeedinno ku saabsan guulihii ay xafiisyadoodu ku tallaabsadeen, caqabadaha kala duwan ee ku hor gudban iyo dhinacyada ay mustaqbalka dalbanayaan in lagala shaqeeyo.

Hantidhawraha Guud ayaa shirka soo xiray isagoo adkeeyay in si dhab ah loo taabbagalin doono qodobbadii la soo jeediyay intii uu kulanku socday.

Previous Post

Faransiiska oo Soomaaliya ka cafiyay lacag dhan 306 milyan

Next Post

Dhuusamareeb: Ciidanka Nabad sugida oo gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsan Al-shaab

Next Post
Dhuusamareeb: Ciidanka Nabad sugida oo gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsan Al-shaab

Dhuusamareeb: Ciidanka Nabad sugida oo gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsan Al-shaab

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In