Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo maanta daahfuray kulan wadatashi ah”SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo maanta daahfuray kulan wadatashi ah”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta daahfuray kulan wadatashi oo ku saabsan shaqo abuur loogu talagalay barakacayaasha Dalka ku soo laabtay iyo kuwa gudaha ku barakacay.

Kulankan ayaa kulmiyay dhammaan agaasimayaasha guud ee shaqada Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, wakiilo ka socda Wasaaradaha ay khuseyso, hogaamiyayaasha dhalinyarada, haweenka, bulshada rayidka ah iyo ururada ardayda iyadoo ujeedadu tahay in laga wada hadlo sida ugu wanaagsan ee shaqo loogu abuuri karo bulshada barakacayaasha ah.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Barnaamijka oo ay taageerayso hay’adda UNHCR ayaa looga golleeyahay in lagu abuuro 250,000 oo shaqo 5 sano gudahood. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, oo ka hadlay munaasabadda ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in Dowlad-gobolleedyada ay si dhow ula shaqeyso wasaaradda si loo hubiyo in barakacayaasha iyo kuwa soo laabanaya ay helaan fursado shaqo si loo abuuro horumar waara. ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali

Previous Post

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Qaabiley Wefdiga Wasiirka Haweenka +Saswirro

Next Post

Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka Gobolka Banaadir oo howlo Nadaafadeed ka wada qaar ka mida xaafadaha magaalada Muqdisho”SAWIRRO’

Next Post
Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka Gobolka Banaadir oo howlo Nadaafadeed ka wada qaar ka mida xaafadaha magaalada Muqdisho”SAWIRRO’

Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka Gobolka Banaadir oo howlo Nadaafadeed ka wada qaar ka mida xaafadaha magaalada Muqdisho”SAWIRRO’

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In