Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wasiirka Haweenka XFS”SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo  Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wasiirka Haweenka XFS”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wasiirka wasaaradda haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha ee dowladda federaalka Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) iyo wafdi ay hoggaaminayso.

Madaxweynaha iyo wafdiga ka socda dowladda federaalka Soomaaliya  ayaa ka wada hadlay marxaladda doorashada gaar ahaan doorka haweenka, iyo sidii ay ku heli lahaayeen  qoondo ku filan ee kuraasta labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Kulanka waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta qoyska ee Dowlad goboleedka Puntland Marwo Aamina Cismaan Xaaji, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda haweenka iyo horumarinta qoyska  Puntland Marwo Sahro-kiin Cabdi Xirsi, Agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka ee Soomaaliya Mudane Deeq Suleymaan iyo AF-hayeenka madaxtooyada  Puntland Mudane Jaamac Dabaraani.

Previous Post

Waxaa maanta oo kale dunida laga xusaa maalinta H IV/ AIDS ka”SAWIRRO”

Next Post

Banaanbax looga cabanayay diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga oo ka dhacay Gaalkacyo”SAWIRRO”

Next Post
Banaanbax looga cabanayay  diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga oo ka dhacay Gaalkacyo”SAWIRRO”

Banaanbax looga cabanayay diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga oo ka dhacay Gaalkacyo”SAWIRRO”

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In