Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha dib-u-hishiisnta iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya Generaal Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kulan is xogwareysi ah la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida gaar ah ciidamada xooga dalka,kuwa Booliska maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada Baladweyne.

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada ka taagan magaalada baladweyne iyo sidii layskaga kaashan lahaa nabadda iyo xasiloonida .

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Generaal Mukhaar ayaa warbixin ka dhageystay laamaha amniga waxaana uu ku xoojiyay in muhiimada koowaad in la siiyo amaanka iyadoo la kaashanayo bulshada.

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sidooo kale waxa uu kormeeray qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Baladweyne.

Dhinaca kale shir maanta ay yeesheen wasiirka Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo odoyaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa laysku raacay in maalinta berri ah ay shirka kusoo biiraan madaxda hirshabeelle ee ku sugan magaalada Baladweyne gaar ahaan madaxdweyne ku xigeenka Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo guddoomiyaha barlamaanka Hirshabeelle Dr-Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad.

Tags: Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo hawl-gal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda Ummadda iyo Sanad guuraddi 70-aad ee Jaamacadda..

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda Ummadda iyo Sanad guuraddi 70-aad ee Jaamacadda..

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda Ummadda iyo Sanad guuraddi 70-aad ee Jaamacadda..

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In