Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AMISOM oo tababar usoo xirtay xubno tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle”SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
AMISOM oo  tababar usoo xirtay xubno tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska arrimaha siyaasada ee AMISOM ayaa sheegay in tababar socday sadex maalin ay siiyeen xubno ka yimid dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Tababarka oo ay ka qeyb galeen 40 xubnood oo isugu jira odayaal, dhalinyaro, haween iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa ku saabsanaa dib u heshiisiinta iyo xalinta qilaafaadka.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Tababarka oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa dadka ka qeyb galay ay ka kala yimaadeen magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne.

Dadka ayaa la baray xirfadaha  dhex-dhexaadinta qilaafka  iyo xoojinta xididka hoose ee dib u heshiisiinta si nabada kor loogu qaado.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska AMISOM Augustine Magnus Kailie  ayaa adkeeyay muhiimada Amisom, ay u leedahay nabada Soomaaliya iyo sida ay uga go’antahay.

Augustine Magnus Kailie  wuxuu sheegay in ay rumeysan yihiin in wada hadal loo maro qilaafka uu horseedi karo dib u heshiisiin waarta .

Tababarkaan ayaa ah kii sadaxaad oo xafiiska siyaasada AMISOM uu qabto sanadkan.

Waxaa horay taabar noocan oo kale ah u siiyeen xubno ka socda maamul goboleedyada Galmudug iyo Koonfur galbeed waxaana ka faa’iideystay 150 qof.

Previous Post

Shirka dib u eegista mashruuca Biyoole oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Next Post

Xayiraaddii Karoona kadib, dadkii ugu horeeyay oo cimra u taga Sacuudiga.

Next Post
Xayiraaddii Karoona kadib, dadkii ugu horeeyay oo cimra u taga Sacuudiga.

Xayiraaddii Karoona kadib, dadkii ugu horeeyay oo cimra u taga Sacuudiga.

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In