Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AUN Fanaan Xasan Yare oo Horseed ka tirsanaa oo Muqdisho Ku Geeriyooday

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
AUN Fanaan Xasan Yare oo Horseed ka tirsanaa oo Muqdisho Ku Geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee, Xasan Aadan Cabdulle ( Xasan Yare ) oo ka tirsanaa hoboladda qaranka Horseed ayaa magaalada Muqdisho ugu geeriyooday xanuun dhanka wadnaha ah, iyadoo kooxaha fanka Soomaaliyeed ka tacsiyeeyeen geeridiisa.

Xasan Yare, Waxaa uu ahaa tiirarka ay kooxda Horseed ku taagan tahay  dhanka laxamada iyo Heesaha  ay qaado kooxdu, golaha abwaanada Soomaaliyeed kooxaha Horseed, Heegan, Waabari , fanaaniin iyo Abwaano ka tirsan ayaa tacsi u direy  qoyska Xasan Aadan Cabdulle ( Xasan Yare )

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Taliyaha kooxda Horseed oo uu fanaanku ka tirsanaa Cabdullahi nuur Xalweyte iyo abwaan Xasan Nuur Maxamed (Xasan Huburoow) ayaa ka sheekeynaaya taariikhdii faneed ee Xasan yare Allaha u naxariiste.

Abwaan Xirsi Dhuux Maxamaed Wehliye,  gudoomiyaha Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa asna uga tacsiyeeyay,  fanaaniinta, ehelada iyo dowlada Soomaaliyeed geerida Xasan Yare.

Allah u naxariistee, Xasan Yare, waxa uu ahaa laf-dhabarka kooxda Horseed maanta  lagu aasay magaalada Muqdisho, waxaana aaskiisa ka qeybgalay bahda fanka Soomaaliyeed.

Previous Post

UK oo  Meel marisay Daawada Cusub ee Talaalka karoona

Next Post

Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Xaafadaha Magaalada “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Xaafadaha Magaalada “SAWIRRO”

Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Xaafadaha Magaalada "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In