Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u magacaabay Dr. Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaare Roooble ayaa kula dardaarmay xoghayaha cusub Dr Maxamed inuu dardar geliyo shaqada loo idmaday ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.