Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in waxkasta lagu dhameeyo isu tanaasul

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in waxkasta lagu dhameeyo isu tanaasul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor”  oo madasha ka hadlay ayaa ka mahadceliyay casuumadda loo fidiyay iyo marti gelinta qiimaha badan ee loo sameeyay, isagoo si gaar ah u mahadceliyay Madaxda Machadka Cilmi baarista ee Heritage.

Doorashada 2025 sida aan ku gaarno waxa ay ku xirantahay sida aan uga shaqeyno shirka maanta la joogo

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
  1. Qabadasha doorasho qof iyo cod ah oo ku saleysan xisbiyo
  2. Amni sugan oo gacanteena ku jira
  3. Nidaam Federaal oo si wanaagsan u shaqeynaya, ugana dhaqan gala dhamaan Soomaaliya
  4. Dastuurka oo la dhameystiro, aftina loo qaado, muddo xileedka cusub 2021-2025-ka

Madaxweynaha Galmudug ayaa xusay in tallooyin wax ku ool ah ka soo bixi doonaan shirka

“Walaalayaal sida aan u ekaaneyno afar sanadood kadib, horumarka siyaasadeed aan gaareyno, xasiloonida amniga ee aan heleyno, waa wax gacanteena ku jira oo aan meel kale laga dooneynin, waxaana saldhig u ah sida aan u maareyno doorashada taagan sanadka 2020/2021, iskugu tanaasulno, u dhameyno farqiga iyo aragti kala duwanaanshiyaha jira, oo aan innagu isu muuqan, ee aan eegno mustaqbalka wanaagsan ee jiilka Soomaaliyeed ee soo socoda”  ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ku baaqay in laga heshiiyo mabaadii’da ku saleysan Dastuurka

Next Post

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la qabto gogol nabadeed

Next Post
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la qabto gogol nabadeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la qabto gogol nabadeed

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In