Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la qabto gogol nabadeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la qabto gogol nabadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isna ka hadlay Madasha ayaa u mahadceliyay Madaxda dowlad Goboleedka Puntland iyo kuwa Machadka Herritage, waxaana uu ku dheeraaday ka hadalka marxaladihii loo soo maray dhismaha dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa yiri “Dowlad dhisidda Soomaaliya waxa ay soo martay heerar kala duwan tan iyo markii uu bur burka dhacay, iyadoo shirar badan lagu qabtay dalka Jabuuti iyo kuwa kale, waxaana la sameystay cahdi KMG ah, muddo kaddib sanadkii 2012 waxaa lagu heshiiyay nidaam dastuur ah oo dhigaya in la qaato Federaal, iyadoo Dastuurka si KMG ah loo ansixiyay”.

Related posts

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026

Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in loo baahanyahay in la dhaqan geliyo waxyaabaha lagu heshiiyay, isla markaaana laga baxdo hanaanka doorasho dadban, isagoo xusay in nidaamka hannaankaaas loo marayo ay tahay qodobada kala ah.

  1. In la dhameystiro Dastuurka KMG ah
  2. In la dhiso Maxkamad Dastuuri ah
  3. Nidaamka xisbiyada in dib loo eego
  4. In la qabto doorashooyinka dowladaha Hoose, si nidaamka Federaalka uu u dhaqan galo

Madaxweynihii hore ayaa soo jeediyay in la qabto shir fool ka fool ah oo lagu xalinayo wixii mugdi ah ee jira, si xal waara looga gaaro arrimaha doorashooyinka, isla markaana gogosha shirka la balaariyo oo ay ka qeyb galaan dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, si loo gaaro talo kama dambeys ah oo loo dhanyahay.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in waxkasta lagu dhameeyo isu tanaasul

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in laga wada fadhiisto wixii khilaaf ah ee jira

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in laga wada fadhiisto wixii khilaaf ah ee jira

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in laga wada fadhiisto wixii khilaaf ah ee jira

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In