Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wiil da’yar ah oo farsamada gacanta ku sameeyay diyaarad aad u qurux badan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wiil da’yar ah oo farsamada gacanta ku sameeyay diyaarad aad u qurux badan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Fikirka hal abuurnimo ee da’yarta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Dalka Soomaaliya ayaa maalinba maalinta ka dambeysa la oran karaa waa mid muujineysa ifafaale horumarineed oo kusii baahaya dalkeena oo soo maray mar xalado adag, taas oo dhallinyaro fara badan oo Soomaaliyeed ay ku nafwaayeen colaadihii iyo dhibaatadii dalka ka jirtay

Xirfado hal abuurnimo ayaa mararka qaar sababta in dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku soo koray dal burbur iyo colaado, kasoo daalay ay soo bandhigaan farsamooyin, iyagoo ka faa’iideeysanaya hanaanka dowladnimo ee dalka ka jirta.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Cabdullaahi Qosal Biid waa wiil yar oo 17 sano jir ah kuna nool deegaanka Xarfo ee Gobalka Mudug waxaa uu ka mid yahay da’ayarta Soomaaliyeed ee dhashay waqtiyadii bur burka iyo colaadaha, balse maanta la oran karo waxa uu ka mid yahay hal abuurada da’ayarta ah, waxaana uu isku day wanaagsan ka sameeyay farsamada diyaarad yar oo aad la fajaceyso kolka aad aragto.

Farsamada gacanta ee ay dhallinta Soomaaliyeed ka sameeyaan waxyaaha uu dunida sida weyn u isticmaalo, waxaana dowaldda la gudboon in dhallinta Cabdullaahi uu ka mid ah yahay ay il gaar ah ku eegto oo ay geyso xarumaha lagu barto farsamada gacanta si looga faa’iideysto hamiga ay mustaqbalka fog ka leeyihiin dhallinta nuucaani oo kale ah.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Malaysia oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Dr Xasan Cumar

Next Post

Doorka Haweenka ee Hogaaminta dalka iyo siyaasadda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Doorka Haweenka ee Hogaaminta dalka iyo siyaasadda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Doorka Haweenka ee Hogaaminta dalka iyo siyaasadda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In