Monday, February 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Malaysia oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Dr Xasan Cumar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Malaysia oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Dr Xasan Cumar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Marxuum Dr. Xasan Cumar Axmed

Safiirka Soomaaliya ee dalka Malaysia Danjire Abuukar Cabdi Cismaan ayaa isaga oo ku hadlaya magaca Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Malaysia iyo dhammaan Diblomaasiyiinta iyo Howlwadeennada safaradda waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u direyaa Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday walaalkeen Dr. Xasan Cumar Axmed ooย  maanta Caabuqa COVID-19 awgii uguย  geeriyooday dalka Malaysia .

Marxuumka ayaa ahaa nin aad looga yaqaano dalka Malaysia wuxuuna u hibeeyay wakhtigiisa, hantidiisa iyo maskaxdiisa Ummadda Soamaaliyeed, wuxuuna caan ku ahaa caawinta, waxbarista iyo la talinta Jaaliyadda Somaaliyeed ee dalka Malaysia.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

February 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘W๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š”

February 8, 2026

Dr Xasan ayaa ahaa milkiilaha College lagu barto luuqadaha oo la yiraahdo Elit language centre oo muddo ka badan 15 sano soo saarayay aqoonyahano Soomaaliyeed oo maanta ku kala nool daafaha Adduunka, sidoo kale wuxuu kaalin weyn ka qaatay horumatintaย  iyo tababarista Bankiyada Islaamka.

Marxuumka wuxuu ahaa ganacsade foojignaan badan, naxariis badan caqli badan , dadkana jecel.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Malaysiya ayaa markale waxa uu xusay in uu la qeybsanayo murugada ehelkiisa iyo asxaabtiisa, waxaana uu Alle uga baryay inuu geeyo Janatul firdowsa . AAMIIN

Innaa Lillaahi Waa Inna Ilaahi Raajicuun

Previous Post

Iskuulada ku yaala Ismuulka Oromada ee Dalka Itoobiya oo bilaabay in ardayda ay baraan Af-Soomaali

Next Post

Wiil daโ€™yar ah oo farsamada gacanta ku sameeyay diyaarad aad u qurux badan โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Wiil daโ€™yar ah oo farsamada gacanta ku sameeyay diyaarad aad u qurux badan โ€œSAWIRROโ€

Wiil daโ€™yar ah oo farsamada gacanta ku sameeyay diyaarad aad u qurux badan โ€œSAWIRROโ€

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

February 9, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘W๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š”

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘W๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š”

February 8, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan...

Wasiirro ka tirsan XFS oo Bandhigga Difaaca Adduunka kaga qeyb galay Riyaadh

Wasiirro ka tirsan XFS oo Bandhigga Difaaca Adduunka kaga qeyb galay Riyaadh

February 8, 2026
0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad ee...

Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare oo ka dooday dib u eegista Dastuurka

Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare oo ka dooday dib u eegista Dastuurka

February 8, 2026
0

Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In