Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaanka Feer-Feer Soomaaliya oo laga hirgelinayo xarumo caafimaad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Deegaanka Feer-Feer Soomaaliya oo laga hirgelinayo xarumo caafimaad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda cusub ee magaalada Feer-Feer ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta kulan la qaatay Dhakhatiir iyo xubno ka mid ah bulshada rayidka, kuwaas oo qimeen ku soo sameyeey guud ahaan Feer-Feer Soomaaliya.

Dhakhaatiirta ayaa madaxda magaalada Feer-Feer la wadagay in ay doonayaan in goobo cafimaad ay diyaar u yihin inay ka hirgeliyaan magaalada si bulshada ay u hellaan adeeg cafimaad, madama aysan magaalada lahayn Goobo Cafimaad.

Related posts

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026

Guddomiyaha deegaanka Feer-Feer Mahad Beyle ayaa dhakhaatiirta uga warbixiyay xaaladda deegaanka iyo baahiyaha kala duuwan ee ka jira halkaasi, waxaana u ka dalbaday dhakhaatiirta in ay dhaxda u xirtaan siddi goobo cafimaad ay u helli lahayd bulshada Feer-Feer ku nool.

Kormeerka Dhakhaatiirta iyo Qeybaha bulshada ayaa imanaya xilli maalinti shalay ahayd ay madaxda cusub ee Feer-Feer ay la waregeen xilalka degaanka, waxaana mas’uuliyinta cusub ee Feer-Feer ay u muuqdan kuwo durba bilabay sidii ay u hormarin lahayeen guud ahaan deegaanka Feer-Feer Hiiraan,

W/D: Nuur Cadde

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kalmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Itoobiya

Next Post

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo soo saaray miinooyin ay aaseen maleeshiyada Al-Shabaab

Next Post
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo soo saaray miinooyin ay aaseen maleeshiyada Al-Shabaab

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo soo saaray miinooyin ay aaseen maleeshiyada Al-Shabaab

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In