Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dhallinyarada oo qalab Isboorti kala wareegay Midowga Yurub “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dhallinyarada oo qalab Isboorti kala wareegay Midowga Yurub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa maanta qalab isboorti kala wareegay xafiiska Taliska guud Midowga Yurub ee Soomaaliya .

Wasiiru dowlaha ayaa hoosta ka xariiqay in qalabkan isboorti loogu talagalay naadiyayaasha heerarka kala duwan ee dalkeena .

Related posts

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

February 4, 2026

“Waxaan maanta qalab isboorti ka gudoomay Taliska ciidamada isbanishka ee qeybta ka ah Midowga Yurub, qalabkan ayaa waxaa loogu talagalay naadiyayaasha heerarka kala duwan ee dalka, waxaana qalabkaasi ku wareejiyey xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, waxaan u mahadcelinayaa Valencia Community oo qalabkaan ugu deeqay Naadiyayaasha heerarka kala duwan ee dalka”. ayuu yiri Wasiiru dowlaha Isboortiga Dalka.

Mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xusay in Wasaaraddu ay xoogga saareyso sidii loo horumarin lahaa isboortiga dalka.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Wadatashi Ah Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Next Post
Madaxweyne farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweyanaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden

Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Wadatashi Ah Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
0

Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib habraac sharciyeed...

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

February 4, 2026
0

Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin sare oo ka tirsan...

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

February 4, 2026
0

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka ayaa goordhow ka bilaabaneysa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In