Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Hay’adda TIKA “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Hay’adda TIKA “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caddaalada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay’adda TIKA Ilhami Turus, iyaga oo ka wada hadlay sidii labada dhinac isaga kaashan lahaayeen dhismaha iyo dib u habaynta xarumaha gasoorka ee bulshada loogu adeegayo.

Inta aysan kulanka gelin waxay kormeer ku sameeyeen xarunta Wasaaaradda oo lagu wado dib u dayactir lagu doonayo sidii bilicdeeda loo soo celin lahaa.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaalada Soomaaliya mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Wasaaradda Cadaaladda iyo hay’adda TIKA ay iska kaashan doonaan dhismaha xarumaha garsoorka dalka, xaqiijinta iyo sugidda amaanka goobaha ay ku yaalaan maxkamadda dalka.

Madaxa hay’adda TIKA Ilhami Turus ayaa yiri “Waxaan booqsho ku tegay xarumaha ay ku shaqeeyaan Maxkamaddaha Wadanka, waqtiga aan tageynay waxaa ka socday u adeegidda bulshada cadaalad raadiska ah”.

Mahiimada booqashadiisa ayaa ahayd sidii uu u ogaan lahaa meelaha u baahan dib u habeenta iyo dayactirka si loo helo xarumo u qalma in bulshada loogu adeego.

Previous Post

RW Rooble” Cadowgu way sii daciifayaan taag darradooda ayaana sabab u ah weerarada quusta ah”,

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hortagaya Baarlamaanka 9-ka bisha Febraayo 2021

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo hortagaya Baarlamaanka 9-ka bisha Febraayo 2021

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hortagaya Baarlamaanka 9-ka bisha Febraayo 2021

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In