Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha Danta Guud, kaasi oo qeyb ka ah dadaallada dib loogu dhisayo xarumihii loogu adeegi jiray bulshada.
Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka oo ka hadlay muhiimadda barnaamijka Isxilqaan iyo sida ay ugu qeyb qaadanayaan xarumaha danta guud ayaa xusay inay aad ugu faraxsanyihiin in ay buuxiyaan kaltanka Wasaaradda uga soo aaday dib u dhiska xarumaha danta guud, waxaana ay barnaamijka ka fuliyeen xarunta Maktabadda Qaranka.
Agaasimaha xiriirka bulshada ee Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomalaiya mudane Cabdinaasir Cumar Cusman ayaa kula dardaarmay shaqaalaha rayidka dowladda Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan howlaha dib loogu dhisayo xarumaha dalka
Barnaamijka Isxilqaan ayaa waxaa horey loogu soo dhisay xarumo muhiim ah oo kuwa danta Guud, waxaana socda dadaallo dib loogu soo celinayo bilicdii ay caasimaddu lahayd.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka haweenka iyo wafdiga balaaran oo maanta safar ku tagay Bardaale +sawirro

Next Post
Wasiirka haweenka iyo wafdiga balaaran oo maanta safar ku tagay Bardaale +sawirro

Wasiirka haweenka iyo wafdiga balaaran oo maanta safar ku tagay Bardaale +sawirro

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In