Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka oo shaaciyay in howlaha garoonka diyaaradaha uu si caadi ah ku socdo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka oo shaaciyay in howlaha garoonka diyaaradaha uu si caadi ah ku socdo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in duulimaadyada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu hakad ku yimid.

Mudane Axmed Macalin Xasan oo Warbaahinta Qaranka kula hadlayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in howlihii duulimaadyada ee garoonka Aadan Cadde uu yahay mid weli socda, isla markaana aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid adeegyadii ka socday garoonka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

“Warbaahinta qaar ayaa warbixin been abuur ah ka gudbiyay howlaha garoonka, balse waxaa bulshada u caddeynayaa in shaqada garoonka uu si caadi ah u socdo oo aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid howlihii duulimaad ee garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde” ayuu yiri mudane Axmed Macalin Xasan Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya.

Maareeyaha ayaa Warbaahinta qaar uga digay inay warar been ahuur ah ka faafiyaan howlaha hay’adda duulista Rayidka iyo shaqada ka socoto garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay rabshadihii xalay iyo shalay kadhacay Muqdisho

Next Post

Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadatay ruqsadda Soomaaliya oo bilowday duulimaad “SAWIRRO”

Next Post
Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadatay ruqsadda Soomaaliya oo bilowday duulimaad “SAWIRRO”

Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadatay ruqsadda Soomaaliya oo bilowday duulimaad “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In