Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta aqalka dowladda hoose kulan kula yeehay wasiirka caafimaadka, gargaarka, wasiirka Warfafinta, Wasiir ku xigeenka diinta iyo Owqaafta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dedaalada lagu dardargalinayo ka hortega fafitaanka cudurka COVID-19