Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga oo Soomaalida ugu baaqay inay ilaaliyaan xakameynta COVID-19

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga oo Soomaalida ugu baaqay inay ilaaliyaan xakameynta COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maadaama bandowgii horey uga jirey dalkan Turkiga laga khafiifiyey magaalooyinka qaarkood, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee Istanbul, Ankara iyo kuwo kale oo jaaliyadda Soomaalidu deggantahay, qaarkoodna ganacsi ku haystaan.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkan Turkiga Mudane Jaamac  Caydiid ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas ugu baaqay in ay ilaaliyaan nidaamka lagu xakamaynayo faafidda cudurka COVID-19.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026

Danjiruhu wuxuu si gaar ah bulshada kula dardaarmay Afxirashada, kala fogaanshaha iyo nadaafadda gacmaha markasta. Wuxuu kale oo uu si gaar ah ula dardaarmay goobaha ganacsiga gaar ahaan makhaayadaha in ay ilaaliyaan kala fogaanshaha u gaarka ah, oo ah in labadii kursi ee isku xigaba mid bannaanyahay oo ay ku dhejiyaan callaamadda lama fadhiisan karo.

Makhaayadaha waxaa loo oggolyahay in ay isticmaalaan 50% kuraasta ay haystaan.

Sidoo kale Danjiraha ayaa Soomaalida ugu baaqay in sharciyadooda aysan guryaha ugu soo tegin, maadama Laamaha Amniga ee dalka ay wadaan baaritaanno.

Danjire Jaamac Caydiid ayaa ugu dambayntii ugu baaqay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga deggan in xilliyada bandowga ah ay ku nagaadaan guryahooda.

Previous Post

Munaasabad lagu xusaayey Maalinta haweenka oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Baarlamaanka Liibiya oo ka shiraya kalsooni siinta Xukuumadda Cusub

Next Post
Baarlamaanka Liibiya oo ka shiraya kalsooni siinta Xukuumadda Cusub

Baarlamaanka Liibiya oo ka shiraya kalsooni siinta Xukuumadda Cusub

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In