Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku lahayd deegaanno hoostaga Balcad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku lahayd deegaanno hoostaga Balcad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoosta degmada Balcad  ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ay ku bur buriyeen fariimo maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen.

Deegaanada ay ciidamada howlgallada ka fuliyeen waxaa ka mid ah God Doonfaar, Xaluushin, Diidow, Buulo Dhagaxow, Bulo Mcalin, Duurey iyo Banyaale oo ka wada tirsan Degmada Balcad.

Related posts

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026

Taliye Cabdullaahi Mustafe Cali Madaale Qaran oo hogaaminayay cidamada howlgalka fuliyay ayaa sheegay in ciidamada ay bur buriyeen xarumo badan oo isugu jira goob ay ku maleeshiyada ay Al-Shabaab ku qaadi jirtay lacagaha baadda ah iyo goob maxkamad beenaad u ahayd oo ay ku dhibaateeyn jireen bulshada.

Intii uu socday howlgalka ayaa waxa ay sidoo kale ciidamada gacanta ay ku dhigeen tiro maleeshiyaad ah iyo horjoogayaashooda oo caan ka ahaa deegannada howlgalka laga sameeyay ee hoosyimaada Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Bulshada ku nool deegannada howlgalka laga sameeyay ayaa aad u soo dhaweeyay ciidamada dowladda, iyagoo dareemay naxariista dowladnimada kaddib markii saraakiisha ciidamada hogaamineysay ay xog wareysi la yeesheen bulshada halkaas ku nool.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Goboolka Banaadir oo carruur Soomaaliyeed ka caawiyay caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Goboolka Banaadir oo carruur Soomaaliyeed ka caawiyay caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”

Maamulka Goboolka Banaadir oo carruur Soomaaliyeed ka caawiyay caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In