Sunday, June 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Beyle oo ka qeyb galay shirka Iskaashiga dalalka Geeska Afrika “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir Beyle oo ka qeyb galay shirka Iskaashiga dalalka Geeska Afrika “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) oo ahaa mid heer Wasiir.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Saaxiibada kale ee ka ka tirsan Bangiga Adduunka, Bangiga Horumarinta Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD. Barnaamijkaan ayaa ah Hindise Horumarineed oo muhiim ah, kaasi oo loogu tala galay isku xirka fursadaha Geeska Afrika oo dhan.

Related posts

Shariif Xasan oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Shariif Xasan oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Taliska Qaybta Guud Ee Gobolka Banaadir oo soo bandhigay hub sharci-darro ah oo lagu soo ururiyay hawl ka dhacay degmada Cabdalcasiis

Taliska Qaybta Guud Ee Gobolka Banaadir oo soo bandhigay hub sharci-darro ah oo lagu soo ururiyay hawl ka dhacay degmada Cabdalcasiis

June 7, 2026

Shirka ayaa si guul ah ku soo idlaaday, kaasi oo looga hadlay arrimo badan oo dhanka dhaqaalaha la xiriirto.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post

Dowladda Soomaaliya”Keenista wajiga labaad ee Talaalka Covid-19 waa Gabo-Gabo

Next Post
Dowladda Soomaaliya”Keenista wajiga labaad ee Talaalka Covid-19 waa Gabo-Gabo

Dowladda Soomaaliya”Keenista wajiga labaad ee Talaalka Covid-19 waa Gabo-Gabo

Shariif Xasan oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Shariif Xasan oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa...

Taliska Qaybta Guud Ee Gobolka Banaadir oo soo bandhigay hub sharci-darro ah oo lagu soo ururiyay hawl ka dhacay degmada Cabdalcasiis

Taliska Qaybta Guud Ee Gobolka Banaadir oo soo bandhigay hub sharci-darro ah oo lagu soo ururiyay hawl ka dhacay degmada Cabdalcasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa degmada Cabdicasiis ku soo bandhigay hub noocyo kala duwan leh oo lagu...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In