Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jen. Odowaa “3 horjooge iyo in ka badan boqol maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay Awdheegle”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Taliye Odowaa oo ka hadlay Ciidan ka cabanayay Mushaar la’aan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Seddex horjooge iyo in ka badan 116 dhagar qabe oo ka tirsan argagixisada Al-shabaab ayaa lagu dilay degmadda Awdheegle ee gobolka Shabeelaha hoose, kadib markii weerar fashilmay ay kusoo qaadeen fariisimaha ciidanka Xoogga dalka.

Magacyada Horjoogeyaasha la dilay iyo Xilalkii ay ka hayeen Kooxda.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

February 25, 2026
Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

February 25, 2026

1-Dhagar-qabe Cabdi Nuur Qaar Qaar oo hoggaaminayey Maleeshiyaadii weerarka ku qaaday Awdheegle.

2-Dhagar-qabe Ismaaciil Dubad oo ahaa Madaxii gurmadka Jabhadaha Argagixisada Al-shabaab.

3- Dhagar-qabe Xareed dheere oo ahaa Ku-xiggeenka guud ee waxa ay ugu yeeraan amniyaadka Argagixisada.

Sidaasi waxaa Wabaahinta codka ciidamada qalabka sida u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage

Previous Post

Wasaaradda arrimaha gudaha oo Waajid ka hirgelineyso Golle deegaan “SAWIRRO”

Next Post

Xulka Wasaaradda Warfaafinta oo gaaray finalka tartanka Wasaaradaha

Next Post
Xulka Wasaaradda Warfaafinta oo gaaray finalka tartanka Wasaaradaha

Xulka Wasaaradda Warfaafinta oo gaaray finalka tartanka Wasaaradaha

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

February 25, 2026
0

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

February 25, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id ay qabteen uga hadlay tallaabooyinka lagu wiiqay dhaqaalihii baadda ahaa...

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

NISA oo 23 dhagar-qabe ku dishay howlgallo Ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

February 25, 2026
0

    WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, February 24, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar...

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

Shir lagu xoojinayo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka furmaya Ankara.

February 25, 2026
0

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ka furmaya shir heer caalami ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta saaxiibtinimada iyo iskaashiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In