Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay Djabuuti Tan iyo Sanadkii 2017-kii.
Sida ay Wakaalada Wararka SONNA u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya