Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiro maleeshiyada Al-Shabaab ah oo gacanta lagu dhigay

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Tiro maleeshiyada Al-Shabaab  ah oo gacanta lagu dhigay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa gacanta ku soo dhigay tiro maleeshiyada Al-Shabaab ah kadib markii ay hawl-gal si wada-jir ah uga sameeyeen deeganada Golooley iyo Ceel-gelow oo hoos yimaada degmada Balcad ee gobalka Shabeellada Dhexe.

AMISOM ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegtay in xubnahaas Al-Shabaab ee la qabtay ku wareejiyeen Police-ka Soomaaliya si ay baaritaan dheeri ah uga sameeyaan.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Hawl-galka ayaa ujeedkiisa ahaa isu socodka wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Jowhar oo laga dhigo mid amaan.

Hawl-gal ayaa imaanaya kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku dileen sarkaalka ka tirsanaa ciidanka xoogga halka asbuuci horena ay gaari ay la socdeen dad rakaab ah qarax miino ku laayeen.

Waxaana ay ciidamadu iska kaashanayaan xaqiijinta amniga wadaddaa dheer si gaar ah aagga ay ku soo noq-noqatay falalka amni daro ee  ku kacaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Previous Post

Carruur ku dhaawacantay Hoobiyaal ay soo rideen Argagixisada Al-shabaab oo Muqdisho lagu daweeynayo.

Next Post

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+”Sawirro”

Next Post
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+”Sawirro”

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+”Sawirro”

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In