Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo furay tababar loo qabtay Saxafiyiinta Muqdisho “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo furay tababar loo qabtay Saxafiyiinta Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay dallada Cafis iyo Vikes ayna kala qayb qaadanaysay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaliya ayaa waxa xoogga lagu saarayey dib-u-heshiisiinta, is cafinta iyo doorka saxaafaddu ku leedahay dib u dhiska dalka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdinaasir Xuseen Xasan oo furay tababarka ayaa sheegay in wariyaha wanaagsani uu yahay haggaha caqliga bulshada, isla markaana wuxuu bulshada ka wacyigeliyo xumaha, isla markaana ku dadaalaa in bulshadiisa la wadaago wixii wanaag ah.

Related posts

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026

Cabdiraxmaan Axmed Agaasimaha Wakaaladda Wararka SONNA ayaa isna dhankiisa suxuyiinta warbaahinta kula dardaarmay inay noqdaan safiiro dib ugu celiyo bulshada waxyaabihii ay ka kororsadeen tababarkan.

Ugu dambayn Guddoomiyaha Cafis Wali Xaashi, ayaa ka qayb galayaasha tababarkan u rajeeyey inay ka faa’iidaysan doonan mudadda uu socdo tababarka.

Tababarkan ayaa waxaa ka qayb qaadanayey suxufiyiin ka kala socday Warbaahinta Qaranka, warbaahinta sida gaarka loo leeyahay, ururada bulshada iyo dadka baahiyaha gaarkaa qaba.

Previous Post

Haweenka Gobolka Banaadir oo qabtay shirweyne lagu taageerayo saxiixa heshiiskii 17 September “SAWIRRO”

Next Post

Japan iyo UNICEF oo iska kaashanaya sidii Soomaaliya looga gacan siin lahaa Tallaalka COVID-19

Next Post
Japan iyo UNICEF oo iska kaashanaya sidii Soomaaliya looga gacan siin lahaa Tallaalka COVID-19

Japan iyo UNICEF oo iska kaashanaya sidii Soomaaliya looga gacan siin lahaa Tallaalka COVID-19

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In