Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Gobolka Banaadir oo qabtay shirweyne lagu taageerayo saxiixa heshiiskii 17 September “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Haweenka Gobolka Banaadir oo qabtay shirweyne lagu taageerayo saxiixa heshiiskii 17 September “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka Gobalka Banaadir ayaa maanta shir ay ku taageerayeen  shirka jihaynta Doorshoyinka Soomaaliya iyo saxiixa heshiiskii 17 September oo maalinta bari ah la filayo in uu ka furmo magaalada Muqdisho ku qabtay xarunta Tiyaatarka Qaranka.

Haweenka shirka kasoo qeybgalay ayaa madaxda ugu baaqay in ay dalka u turaan oo aan colaad loo horseedin, isla markaana ay taageersanyihiin dadaalada ay waddo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan qabsoomidda shirka iyo doorasho xor iyo xalaal ah.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

August 1, 2026
Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026

Shirka waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiye  ku-xigeynka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobalka Banaadir Marwo Basmo Caamir Axmed (Jaketti), Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Axmed Gabale, Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) iyo Haween ka kala yimid 17 Degmo ee Gobalka Banaadir.

Previous Post

Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka haweenka ku leeyihiin ka qeyb galka siyaasadda oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo furay tababar loo qabtay Saxafiyiinta Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo furay tababar loo qabtay Saxafiyiinta Muqdisho “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo furay tababar loo qabtay Saxafiyiinta Muqdisho “SAWIRRO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In