Thursday, June 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Gobolka Nugaal oo ka hadlay labo gabdhood oo ku geeriyootay War ay ku dabaalanayeen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Booliska Gobolka Nugaal oo ka hadlay labo gabdhood oo ku geeriyootay War ay ku dabaalanayeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday xurfo biyo fariisin ah oo deegaankaasi ku taala oo ay u dabaal tageen marxuumiintaani sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Taliye kuxigeenka qeybta booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale.

Booliska Garoowe ayaa caawa keenay Cisbitaalka guud ee magaalada Garoowe meydka labo gabdhood oo 14 sano jir ah iyo 8 sano jir kala ahaa .

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Taliska qaybta Booliiska Gobalka Nugaal ayaa horay uga digay waalidiinta inay ubadkooda ka ilaaliyaan khatarta ka dhalan karta dabaasha ay u aadan togaga iyo xurfadaha biyo fariisinka ah ee ku yaala duleedada Garoowe.

Geerida labadani Gabdhood ee ay liqday xirfadda biyo Cadde ayaa todobaad gudihiis ka dhigaysa tiro kor u dhaafaysa illaa 5 ruux oo ku nafwaayay durdurada, ceelasha iyo Xurfadaha u dhaw Garoowe oo inta badan ay u dabaal-tagaan dad u badan dhallinyaro xiisaynaysa Dabaasha iyo dalxiiska.

Previous Post

War-Saxaafadeedka Saaxiibada Caalamka ee Taageerada Shir-Madaxeedka DFS-DGXDF

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan casho la qaatay qaar ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan casho la qaatay qaar ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan casho la qaatay qaar ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir "SAWIRRO"

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In