Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Allaha u naxariisto Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Allaha u naxariisto Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxmuud Maxamed (Cumar Filish) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Gobolka ayaa ka qeyb galay Salaadda Janaasada Allaha u naxariistee Guddoomiyhii Deegaanka Garasbaleey Marxuum Abdiraxmaan Axmed garyare iyo laba askari oo ka tirsaneed ilaaladiisa.

Sidoo kale waxa salaadda Janaasada ka qeb galay ehelada marxuumka iyo dadweyne aad u fara badan, waxaana lagu aasay magaalada Muqdisho.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026

Allaha u naxariistee Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali (Garyare) ayaa salaaladdi Jimcaha kaddib lagu dilay qarax miino, halkaasi oo ay sidoo kale ay ku dhinteen labo ka mid ah ilaaladiisa.

Previous Post

Gobolka Banaadir oo ka tacsiyadeeyay Geeridii Guddoomiyihii Garasbaaleey

Next Post

Saraakiisha Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doolow “SAWIRRO”

Next Post
Saraakiisha Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doolow “SAWIRRO”

Saraakiisha Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doolow “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dhiggeeda Aljeeriya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Shir Madaxeedkii gaarka ahaa ee dalalka ciidamada ku taageera hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo ka qabsoomay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In