Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkmada sare ee dalka oo ka qeyb-galay shirka guddoonada maxkamadaha saree e Africa

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkmada sare ee dalka oo ka qeyb-galay shirka guddoonada maxkamadaha saree e Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkmada sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed oo ku sugan Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa ka qeyb-galay Kulanka 5-aad ee guddoomiyaasha maxkamadaha sare,maxkamadaha dastuuriga iyo Goleyaasha dastuurka ee Africa oo sanadkiiba mar lagu qabtay dalka Masar.

“Waxaan magaalada Qahira kaga qaybgalay kulanka 5aad ee Heerkiisu sarreeyo ee Guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha Sare, Maxkamaddaha Dasruuriga iyo Goleyaasha Dastuuriga ee Afrika oo sanad kasta lagu qabto dalka Masar.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Guddoomiye Baashi Yuusuf ayaa sheegay in shirkaan looga hadlay qodobo badan oo la xiriira arrimaha garsaarka gaar ahaan caqabadaha la dagaalanka Argagixisada, kobcinta dhaqaalaha cagaaran, caddaalada elektroonik ah ( E-Justice), dhaqanka wanaagsan ee garsoorka iyo caddaalada doorashooyinka la xidhiidha.

Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa sidoo kale inta uu ku sugan yahay waxa uu kulamo la qaadan doonaan dhigiisa dalalka wadamada africaanka ee ka qeyb-galaya shirk iyo sidoo kale masuuliyiinta dalka Masar.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo Muqdisho ka daahfurtay kulanka Qaranka ee Xiriirka Dowladdaha Hoose “Sawirro”

Next Post

Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda QM “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda QM “SAWIRRO”

Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda QM “SAWIRRO”

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In