Wednesday, May 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan laqaatay duqa Caasimadda Turkiga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan laqaatay duqa Caasimadda Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Mudane  Xiireey Axmed Rooble ayaa magaalada Istanpul ee dalka Turkiga kulan kula qaatay ku-xigeenka duqa magaalada Istanpul Mr. Mahir Polat.

Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay sidii loo xoojinlahaa iskaashiga ka dhaxeeya magaalooyinka Muqdisho iyo Istanpul islamarkaana dib loo cusbooneysiin lahaa mashaariicda dhismaha la xariira oo ay dowlada dalka Turkiga ka fulin jirtay Caasimadda Jamhuuriyada Soomaaliya ee Muqdisho.

Related posts

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir ayaa ugu mahadceliyay dowlada dalka Turkiga iyo shacabkeeda sida hagar la’aanta ah oo ay u garab istaageen umada Soomaaliyeed islamarkaana door muhiim ah ka qaatay horumarinta bilicda Caasimadda.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhigga 48-Aad ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jubaland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Beesha Caalamka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubaland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Beesha Caalamka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubaland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Beesha Caalamka “SAWIRRO”

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In